Mashruuc ay ku baxeyso $10 Milyan oo dollar oo Somalia laga hirgelinayo (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya iyo mashruuca horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) ayaa maanta billaabay mashruuca la qabsiga cimilada oo gacan ka geysanaya in bulshada miyiga ku nool ay helaan biya ku filan. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ahna ku simaha Ra’iisul  Wasaaraha, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Jocelyn Mason ayaa si wadajir ah … Continue reading Mashruuc ay ku baxeyso $10 Milyan oo dollar oo Somalia laga hirgelinayo (Sawirro)